Turkiga ayaa xaddiday dhoofinta 54 badeecooyin ah Israa’iil ilaa xabbad joojinta Gaza laga gaarayo

0
278
Wasaaradda ganacsiga ee turkiya ayaa sheegtay in go’aanka lagu sii jiro ilaa Israa’iil ay Joojinayso weerarada oo ay u ogolaanayso gargaar bini’aadantinimo oo ku filan Gaza

Turkiga ayaa sheegay in uu xayiraad ku soo rogi doono Wax dhoofinta Israa’iil ilaa ay ka dhacayso xabad joojin iyo kordhinta gargaarka marinka Gaza ka dib markii ay Guummeeystaha Israa’iil u diiday in ay hawada ku soo Daadiso gargaar dhulka la go’doomiyay iyo la duqeeyay. Wasaaradda ganacsiga ee Turkiga ayaa Talaadadii Sheegtay in aysan mar dambe u diri doonin Israa’iil alaab Ka kooban 54 qaybood oo isugu jira  birta, Shidaalka Diyaaradaha, qalabka dhismaha, mishiinnada, Sibidhka, Granites, kiimikooyinka, sunta cayayaanka iyo lebenka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here