AKHRISO:- Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo Magacaabis sameeyey

0
941

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara.

Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in Guddigaan oo ka kooban 9 Xubnood ay u xilsaaran tahay isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara, taasi oo qeyb ka ah Xal u helida Biyaha Had iyo jeer ku fataha Magaaladda Beledweyne iyo Guud ahaan Deegaanada Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here