Furitaanka Kulamada Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo dib loo dhigay

0
84

Kulan deg deg ah oo ay Maanta Magaalada jowhar ku yeesheen guddiga joogtada Baarlamanka Hirshabeelle ayaa waxaa go’aan ku gaarnay in dib loo dhigo furitaanka Baarlamaanka. Kulanka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed ayaa la go’aamiyey in mudo 10 Cisho ah dib loo dhigo sababp la xiriira fatahaada uu Wabiga ka sameeyey Magaalada Baladweyne. Sidoo kale Guddiga ayaa wuxuu isla gartay in laga wada qeyb qaato gurmadka dadka ku dhibaateysan magaaladaasi Baladweyne,isla markaana wafdi loo diro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here