AKHRISO: Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Degmadda Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe oo ku jirta Tartanka

0
19

Waxaa Si Rasmi ah loo soo Saaray Isku aadka Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobalka Banaadir, Munaasabad ka dhacday Magaaladda Muqdisho, Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka oo ay ka kooban yihiin Degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa Sanad walba loo qabtaa Tartanka Ciyaaraha Degmooyinka.

Tartankani waa ka duwan yahay Tartamadii horey loo qaban jiray iyadoo haatan ay ku soo biireen Gobaladda Shabeellaha Dhexe Iyo Shebeellaha Hoose degmooyin ka socda.

Degmadda Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa Sanadkani Nasiib u yeelatay in ay ka qaybgasho Tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Sidoo kale Degmadda Afgooye ayaa ka mid ah Degmooyinka ka qeyb geli doono

Halkan ka Akhriso Isku Aadka Tartanka Degmooyinka

W/Q Max`ed Xasan Nuur Jillibeey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here