HORDHACA:- Brighton Albion Vs Chelsea Kulan ka Tirsan Horyaalka Ingiriiska

0
690

Kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Chelsea ayaa ku hardami doona Garoonka Amex Stadium Caawa, labada kooxood ayaana eegaya inay mid waliba ay guul ku bilaabato Horyaalka Premier League.

Kooxda Kubadda Cagta ee Chelsea ayaa Booska afaraad kala baxday kooxda Leicester City xilli ciyaareedkii hore, halka the Seagulls ay ku dhammaysatay kaalinta 15-aad ee kala sarreynta horyaalka.

Kooxda ka dhisan galbeeda Magaalada London ee Chelsea ayaa caawa tijaabadsanaysa inta ugu badan saxiixyadeeda cusub, Jamaahiirta Chelsea ayaana filaya in saxiixyadooda cusub si wacan ku bilaaban doonaan kal ciyaareedkan cusub.

Tartanka Horyaalka Premier Leauge

Kooxaha Brighton Vs Chelsea

Waqtiga 10:15 Habeenimo

Garoonka The American Express Community Stadium

W/Q Max`ed Xasan Nuur Jillibeey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here