AKHRISO:- Taliska Ciidanka Booliiska Magaaladda Baladweyne oo Ammaro dul-dhigay Shacabka Baladweyne

0
6

Taliska Ciidanka Booliiska Magalaadda Baledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa soo saaray Awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka Muraayadaha Madow ama loo yaqaano pencilka.

Taliska Ciidanka Booliska Beledweyne ayaa uga digay  dhamaan gaadiidleyda ka shaqeysa gudaha magaalada Baledweyne iyo kuwa soo galaba, waxana ay sidoo kale ka digeen inana wax gaadiid ah la dhigi karin inta u dhaxeysa Bacadlaha iyo afaafka hore ee xarunta mamulka Gobolka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here