HORDHACA:- Manchester United Vs Bournemouth Kulan ka Tirsan Horyaalka Ingiriiska

0
31

Kooxda Kubadda Cagta ee Man United ayaa marti galinaysa kooxda Bournemouth kulan ka tirsan todobaadkii 33-aad ee horaalka Premier League kulan ka dhici doona garoonka Old Trafford.Red Devils ayaa kulanka u soo galaysa in ay sii wadato qaab ciyaareedkeeda cajiibka ah ee kulamadii ugu dambeeyay iyo waliba in ay sii wado tartanka ay ugu jirto kaalmaha loogu soo boxo champions League.

Dhanka kale Bournemouth ayaa u dagaalamaysa sidii ay uga sii ciyaari lahayd premier League xilli ciyaareedka dambe ugana bixi lahayd kaalinta 19-aad ee ay kaga jirto kala saraynta premier League.

Tartanka Horyaalka Premier League

Kooxaha Man-United Vs Bournemouth

Waqtiga 5:00 Galabnimo

Garoonka Old Trafford

W/Q Max`ed Xasan Nuur Jillibeey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here