Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo Maanta Kulankooda Ku Yeealan doona Magaaladda Muqdisho

0
26

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 4/7/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah:

  1.  horgeynaynta ku noqoshada miisaaniyadda 2020 oo ay soo ansixiyeen Golaha Wasiirada Xildhibaanada ayaa  dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciyo kala duwan oo ay qeyb ka ahaayeen Sharciga doorashooyinka, Matalaada gobolka Banaadir iyo kuwo kale.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here