Sharci Cusub oo ka bilowday Dalka Sweden oo Qaxootiga Cusub Sameenaya

0
30

Dalka Sweden ayaa shelay ka bilowday Sharci cusub ee quseeya Qaxootiga degan Gudaha Dalka Sweden ee  guuritaanka kaasi oo saameenaya Qaxootiga doonaya in ay ka guuraan Hoyga iyo magaalada ay dagan yihiin Qaxootiga waxayna saameyn doontaa sameeya ayaa iska dabaridoona nolosha iyo guriga uu dago.

Ku dhawaad 25 Degmo oo ay ku jiraan Malmö iyo Göteborg ayaa u codeeyay in ay diidayaan Qaxootiga ka guuraya Magaaladooda isla markana meel kale dooranaya si uu halkaasi ugu noolaado.

Dowlada Sweden ayaa Sharcigan Cusub soo saartay waxaana Qorshaheeda uu yahay sidii isdhexgal fiican loogu sameen lagaa bulshada kala duwan ee ku nool Gudaha Dalka Sweden.

Sharciga ayaa ah mid sidoo kale looga hortagayo Qaxootiga doorta in ay hal meel isku aruursadaan taasi oo dhibaatooyin badan ay ka dhashaan.

Sharcigan Cusub ayaa saameenaya Qaxootiga Cusub waxaana Qofka ku adkaaneysa in uu doorto goob qaas ah ama magaalo gooni ah.

Hallex Berry oo ka tirsan Ajaanibka Sweden ku nool ayaa warbaahinta u sheegtay in Dadka ay ku adkaaneyso bulsho dhexgalka hadii ay doortaan goobo gaar ah laakiin waxay sheegtay in Xurnimada ka hor imaaneyso Qofka loo diida goobta uu codsado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here