Maxaabiis ku Xirnayd Magaaladda Baladweyne oo Maanta la Sii Daayey

0
778

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Maalin ka hor waxaa uu munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ku jiray Xabsiyada deegaanada maamulkaasi.

Maxaabiistaas oo ahaa kuwo u xiran dabiyada fudud tiro ahaana gaaraya ilaa 10 maxbuus ayaa Maanta oo Isniin ah laga siidaayay Xabsiga Magaalada Beledweyne,waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

Yaxye Cabduqaadir Faarax

2: Caasho Cadaawe Iiroon

3: Maxamed Axmadeey Iimaan

4: Yaasiin Yoonis Suufow

5: Yuusuf Maxamed Yuusuf

6: Cabdi Shakuur Maxamed Xuseen
7: Xasan Maxamed Axmed

8: Cumar Xuseen Cabdullaahi

9: Maxamed Shiil Maxamed

10: Cismaan Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here