Dowladda Soomaaliya oo Muddo kooban fasaxday duulimaadyadda

0
61

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duulimaadyadda dalka ay fasaxday muddo labo maalmood ah si ay dalka u yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Caalamka ku xayiran .

Duulimaadyadda ayaa la joojin doona Muddo labo maalmood kadib markii ay dalka yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran qaar ka mid ah Garoomadda Caalamka sidda ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

Waxa ay sidoo kale amartay in anaan dalka soo gali karin wax aan ka aheyn daawo iyo Raashin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here