Virgil van Dijk oo wacad ku maray in Atletico Madrid ay marsiin doonaan wadadii Barcelona

0
84

Daafaca reer Holland iyo kooxda kubadda cagta Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa xaqiijiyay in Reds ay ku wajihi doonto Atletico Madrid kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League, isla maskaxdii ay kaga hortageen Barcelona xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay.

Gool uu 4 daqiiqaba ciyaarta marka ay socotay dhaliyay Saul Niguez ayaa u sahashay in Atletico Madrid ay kaga adkaato Liverpool, kulankii lasoo dhaafay ee lugta hore wareega 16-ka UEFA Champions League xagaagan.

Taageerayaasha kooxda Liverpool ayaa waxay kalsooni ka muujiyeen in xiddigahooda Reds ay ku dhiiranaan doonaan guulihii ay gaareen sanadihii lasoo dhaafay, taasoo u suurtogalin karta inay ka gudbaan dhibta naadiga Atletico Madrid ee ku soo adkaatay 1-0 kulankii lugta hore ee ka dhacay garoonka Wanda Metropolitano.

Haddaba wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Virgil van Dijk kahor kulanka caawa ka dhici doono garoonka Anfield, waxaana uu yiri:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here