Hoggaamiyaha Ahlusunna oo gaaray Nairobi

0
506

Diyaarad Gaar ah ayaa Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb ka qaaday Hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca , Macalin Maxamuud Sh Xassan Faarax.

Hoggaamiyaha Ahlusunna ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah xubno ka mid ah Ururka Ahlusunna ee gobolada dhexe.

Waxa uu xalay ka badbaaday in diyaarad looga soo qaado Magaalada Dhuusamareeb ka dib markii ay diideen Ciidanka xoogga iyo Odayaasha dhaqanka.

Macalinka ayaa ugasii gudbaya dalka Saudi Arabia oo uu Daganaansho ka heysto sidda ay sheegeen Madaxda Ahlusunna.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here