Kooxaha Rajo Iyo Midnimo oo Ku Kala baxay Bar-baro Kulan ka Tirsanaa Horyaalka Somali Premier League

0
74

Kulan ka Tirsanaa Horyaalka Somali Premier League ayaa Shalay Galab la Ciyaaray, Ciyaartaasi oo ay wada Ciyaareen Kooxaha Rajo Iyo Midnimo, Ciyaartani oo ay u soo Daawasho tageen Taageeyaasha laba Kooxood ayaa waxay soo Bandhigeen Ciyaar hufan, Waxaana u suurta gashay inay Kooxda Rajo dhaliso Gool, Waxaana u dhaliyey Ciyaaryahan Axmed Suuji, hase yeeshee Kooxda Midnimo ayaa Dadaal dheeri ay sameysay u suurta gashay inay so barbareeyaan Ciyaarta Waxaana goolka u dhaliyey Ciyaaryahan Amawri.

Ciyaartaasi ayaa waxay Ku Soo Idlaatay Bar bar dhac 1-1

W/Q Maxamed Xasan Nuur Jillibeey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here