DHAGAYSO:- Madaxa Xukuumadda Galmudug oo Mar Kale ka hadlay Doorashadda Galmudug

0
52

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa mar kale waxaa uu sheegay in howlaha Doorashooyinka ay Dowladda Soomaaliya ka wado Magaalada Dhuusamareeb ay yihiin kuwo si musuq maasuqa ah ku socda,isla markaana ay qeyb ka aheyn.

Waxaa uu sheegay in Xildhibaannada Cusub ee galmudug ay dowladda Federaalka 69 kamid ah madaxtooyada Soomaaliya kusoo xushay,isla markaana la ka ilaaliyey kuwo xiriir la leh Ahlusunna Wal-Jamaaca.

Isaga oo sii hadlayay Maxamed Shaakir Cali Xasan waxaa uu sheegay in doorasahdii guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay aheyd mid musuq iy lacag lagu doortey,isla markaana doorashadaas ay aheyd mid afduub ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here