Maamulka Degmada Balcad oo Digniin Udiray Shacabka Kunool Degmada Balcad

0
297

Maamulka Degmada Balcad Ayaa Bulshada Kunool Degmada Ku Amray in Ay Ilaaliyaan Nadaafada Deegaanka oo Cid walba Ay Kaqeyb Qaadato Bilic Soo Celinta Degmada Iyadoona Lagali rabo Xilli Roobaad

War Qoraal Ah oo Kasoo Baxay Xafiiska Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Balcad Maxamed Mahdi Faroole Ayaa Lagu Sheegay in Cid Walba Gurigiisa Hortiisa uu Kanadafiyo Qashinka cid Allaala Cidii Fulin Weyda Awaamiirtaasi Kasoo Baxday Maamulka Laga Qaadi doono Talaabo Sharciga Waafaqsan Ganaax Lacageed na Ay Muteysan doonto

Xoghayaha Dowlada Hoose ee Maamulka Degmada Balcad Ayaa Sidoo Kale Sheegay in Amarkan Dhaqanglkiisu uu Bilaabandoono Maalinta Sabtida oo Taariikhda Ay Kubeegantahay 2 october 2021

Amarkan Kasoo Baxay Maamulka Degmada Balcad Ayaa Kusoo Aaadaya Xilli Fooda Ay Nagusoo hayso Roobka Deerta Hadii Nadafada Laga Shaqeynwaayana Laga Heli doono Cuduro Halis Ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here