Guddoomiyaha Barlamaanka oo Maanta Kulan la Yeeshay Wafdi ka Socda Hay`adda UNDP

0
91

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta oo Axad ah waxaa uu xafiiskiisa ku qaabiley ku- xigeenka Wakiilka, Barnaamijka UNDP Soomaaliya.
Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta u dhaxeysa Hay’adda UNDP iyo Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya.
Ku xigeenka Wakiilka Barnaamijka UNDP Soomaaliya ayaa balanq aadey inay xoojin doonaan xiriirka wanaagsan oo ay la leeyihiin Xildhibaannada Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here