Shaxda rasmiga ah kulanka ugu dambeeya horyaalka La Liga ee Eibar iyo Barcelona oo la shaaciyey… (Messi iyo Ter Stegen oo maqan)

0
128

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Eibar iyo Barcelona kulankooda ugu dambeeya caawa ee horyaalka La Liga.

Kulankan oo wax muhiimad ah aan u lahayn Barcelona, maadaama aysan ku tartamaynin horyaalka oo La Liga ay lumiyeen caawana laga dajin doono Magaalada Madrid ayaa shaxdeeda waxaa ku soo wada bilowday Trincao, Dest iyo Neto.

Barcelona oo booqasho ah caawa ayaa waxaa kulankan ka maqnaan doona Kabtankooda Lionel Messi iyo Goolhayahooda koowaad ee Marc-André ter Stegen.

Hadda halkaan hoose ka eeg safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo galeen Kooxaha Eibar iyo Barcelona:-

Shaxda Eibar:-

Keydka Barcelona:-

3 Piqué 8 Pjanić 9 Braithwaite 12 Riqui Puig 18 Jordi Alba 19 Matheus 23 Umtiti 26 Iñaki Peña 29 Konrad 36 Arnau Tenas.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here