Ciidamada Haramacad oo Saddex Ruux xabsiga dhigay

0
224

Ilaa saddex Rruux oo ka mid ah dadka degan xafadda xaawo-taako ee Magaalada Beledweyne ayay ciidamada haramcad ka qabteen xafaadda nuur-xawaad, iyaga oo xabsiga dhigay.
Laamaha amniga Beledweyne ayaan gah fahin ka bixin sababaha keenay in dadkaasi la xiro, hayeeshee ay jirtay in dhowr jeer Ciidamada kala dwuan eek u sugan Magaalada Beledweyne ay dad badan xir xireen.

Muddo ka badan laba isbuuc ayaa illa 7 ruux oo saddex ka mid ah ay yihiin dumar waxaa ay ku xiran yihiin xarunta Ciidamada nabadsugida beledweyne kuwaas oo aanan weli hellin wax cadaalad ah.
Tan iyo markii Magaalada Jowhar lagu doortay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa waxaa jiray qalalaaso ka taagan Magaalada Beledweyne taas oo sababtay in dad badan la xir xiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here