Trending Now
Go’aano & digniino laga soo saaray Amniga Magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Amniga, waxaana fadhiga ku sugnaa Saraakiisha Amniga Caasimada,...
Shabaab oo qarax ku dilay 12 qof oo isku qoys ahaa
Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in qarax lagu dilay 12-qof oo isku qoys ahaa, halka ugu yaraan sideed kalena ay...
Dowladaha Shiinaha Iyo Hindiya oo Dagaal Ku Dhexmaray Xuduuda ay Wadagaan...
Dowladaha Hindiya Iyo Shiinaha ayaa waxaa uu Dagaal Ku Dhexmaray Xuduuda ay Wadaagaan Labadaasi Dal. Ugu yaraan 20 askari oo Hindi ah ayaa ku...
Ciyaaraha
Arrimaha Bulshada
Go’aano & digniino laga soo saaray Amniga Magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Amniga, waxaana fadhiga ku sugnaa Saraakiisha Amniga Caasimada,...
Canada oo kasoo horjeesatay tallaabo ay qaaday dowladda Shiinaha
Baarlamaanka Canada ayaa u codeeyay in sida uu ula dhaqmo Shiinaha qowmiyadda Muslimiinta u badan ee Uighurs uu yahay “xasuuq” ka dhan ah bulshadaas.
Moshiinka...
Puntland oo soo bandhigay shuruudo kuna baaqday in xilka laga qaado Taliyaha NISA {AKHRISO}
Maamulka Puntland ayaa soo saaray qoraal ka kooban Saddex bog, kaas oo loga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, doorashooyinka lagu muransan yahay iyo shuruudo...
Farmaajo oo ka hadlay geerida Ugaas Xasan
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay shil ka dhacay duleedka Garoowe
Shilkan Gaari oo geeystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah iyo burbur xoogan oo soo gaaray mid kamid ah gaadiidkii shilka galay ayaa waxaa uu...
NEWS IN ENGLISH
Republicans Waver on Convicting Donald J. Trump
WASHINGTON — For the second time in just over a year, the House on Monday sent an article of impeachment against Donald J. Trump...